Skip to main content
Showing posts with the label Sports

Wararka suuqa kala iibsika maanta:

● AL nasri:   nadika al nasri ayaa heshiis afka ah lagaadhay xidiga senegal 🇸🇳 ee sadio mane, wakiilka mane aya dalka Japan kula kulmay wakiilada nadika al nasri waxayna Kareem heshiis ilaa sanadka 2026 ah waxa warka qoraya warkayska caanka ah ee al riyaadiya. Wana war xaqiiq ah ●inte…

Wararka suuqa kala iibsika maanta:

● psg: ayaa u dhaqaqday saxiixa weerarka nadika Tottenham ee H.kane, psg oo h.kane ka dhigaysa badalka k.mbappè oo yaala suuqa waxana donaya naadiyo badan Waxa kamid ah real Madrid, man united, chelsea. Psg ayaa so dhigtay werar yahankeda k.mbappè suuqa kala iibsika cayartoyada madama …

© 2020 TATIGO POST

Designed by Open Themes & Nahuatl.mx.